RW Khayre oo Muqdisho ku qaabilay Madaxa arrimaha dibeda ee Midowga Yurub (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Madaxa Midowga Yurub ahna madaxa Arrimaha Dibadda & Siyaasadda Federika Mogherini. Waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Kulan ay xafiiskiisa kula yeelatay Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa looga hadlay arrimo quseeya xiriirka labada dhinac iyo iskaashiga ka dhaxeeya. Ra’iisal Wasaare … Continue reading RW Khayre oo Muqdisho ku qaabilay Madaxa arrimaha dibeda ee Midowga Yurub (Sawirro)